Cali Guudlaawe oo soo saaraya Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare lana kulmay Guddi Doorasho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Baarlamaanka Hirshabeelle ee qaban qaabinaya Doorashada Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa Gudiga Kala hadlay u diyaar garowga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la filayo in ay ka dhacdo Jowhar. Cali Guudlaawe ayaa ku jira latashiyadii ugu dambeeyay … Continue reading Cali Guudlaawe oo soo saaraya Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare lana kulmay Guddi Doorasho (Sawirro)